|

Xoolo dhaqatadii u Horaysay ee Abaarta Dalka ka Jirta Ka Soo Hayaantay oo Gaadhay Deegaano ka Tirsan Gobolada Galbeedka dalka Somaliland DAAWO

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Iyada oo xaalad abaareed ka jirto deegaano badan oo kamid ah somaliland ayaa Xoolo dhaqato ka hayaamay gobolada Maroodi Jeex iyo Saaxil Waxay Gaadheen Deegaamo ka Tirsan Gobolada Gebilay iyo Awdal.

Comments are closed