|

Xogwaran Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Siiyay Telefishanka Dalka Tanzania,& Weriyaha oo Ku Cel Celiyey Jamhuuriyadda Somaliland DAAWO

Tanzania 05. April 2017 (SDN/QJ):- Tvga dalka dalka Tanzania ayaa Xog Waran Dhinacyo Badan Leh Waxay la Yeesheen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Xaaji Cali Shire kaas oo uu ku faahfaahiyey Guulaha Horumar ee ay Shacabka iyo Xukuumadda Somaliland gaadheen Xili Mudo ka badan rubuc qarni ay raacdo ugu jiraan sidii ay dunnida Dimuquraadiga ah uga heli lahaayeen Aqoonsi.

Comments are closed