Xogu Ku Saabsan Dhibaatadii Gantaalihii Kuuba 1962 (Xogta Dahsoon) DAAWO
Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Jasiiradda Kuuba waxa ay dhacdaa Biyaha Badda kareebiyanka, iyadoo 153 km oo keliya ka durugsan gobol xeebeedka Florida ee dalkaasi maraykanka,