|

Xogo Ku Saabsan Shaqooyinka Bankiyada (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- qarnigii 11 ee taariikhda miilaadiga ayay ahayd markii ay dalka talyaanigu noqdeen xarunta ganacsiga reer yurub iyadoo xudduna u noqotay wax is dhaafsigii badeecadihii meelo badan oo dunida ah ka kala imanayey, xiligaana waxa caqavbado ka yimaadeen dhanka is fahamka lacagaha.

Comments are closed