Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayradka Bada ee Xisbiga Ucid oo cambareyey Falkii foosha xumaa ee ka dhacday Somaliland
London 17Nov14(SDN/QJ) Xoghayaha Kalumaysiga iyo khayraadka Bada ee xisbiga Ucid Cabdilaahi Cumar Shaqale oo warbaahinta soo gadhsiyey ayaa waxa uu ku bilabay dhinaca kale waxaan aniga iyo dunida jecel xoriyatal qowlkaba u aragna rag iyo dumarba yihiin geesiyiin oo ay ka guulaysan doonaan dawlad kasta oo xaqa neceb. marka xigta waxaan hore loo arag oo aan ka naxay oo aan cambaraynaya madaxdii dadku doorteen oo dadkii leh soo baxa oo dagalama oo bara kicinaya oo abuuray xasilooni marka waxaad modaa in aanay fahansanayn macnaha xildhibaan waayo iyagu waa kuwii dadka dajinlaha xata hadii qalad dhaco waa in ay u maraan xaga sharciga laakin hadii barlamanka is hayaa uu mid waliba kiciyo tageerayaashiisa oo dadku iska horyimadaan dhibta waxa ka masuula baarlamaankii ay dadku doorten dhinaca kale qaar kamida baarlamanka oo wadooyinka yacaya oo dadkii wata oo nabadgelyadii khatar gelinaya isticmalaya dadkii(HUMAN SHIELD) kuwa kalena galaan barlamanka oo hoosta ka xidhaan sidii uu yahay guri ay leeyihiin waxa looga bahan yahay waxii dhexdooda ka jira in aanay si sharciga dhigayo iyagu gudahooda dhamaystan .waxa aduunyadu la yaabtay waaxan Somaliland ka dhacaya xata gudoomiyihi barlamaanku miidhyaha ka leeyahayu hiiliya xildhibaanadii aa soodoraten miyaanu ogeyin in hadii kuwa kalena intaa yidhaahdan in dadku dagaalami doonan marka waxii dhibaato dhacda waxa kamasuul noqondona xildhibaanadii ladoortay oo dadkii dortay isku diray miyaanayfoolxumo ahayin isku soo wada duubo waxaan u arkaa arintan ka dhex tagan xisbiga kulmiye iyo xisbiga wadni in ay tahay wax hoosta ay iskala ogaayen imkana isku garan la yihiin waayo waxay qas geliyeen wadankii taasina waa mid dib u dhigaysa doorashooyinka waxaan ku soo gabagabaynayaa dadka reer Somalilanow ilaashada nabadgelyadiina qaaliga ah iskana hubsada dadka aad soo dooranysan .waxaan tahniyad iyo Amaan u diraya xildhibaanada reer Awdal ee diidaY IN AY KA QAYB GALAN BURBURINTA DALKOODA waxaan leeyahay ilahay ha idinka abaalmaryo maantana xisbiga wadani ayaa wadooyinka yaacayaoo dadkii isticmaalaya barigii horena kulmiye markuu mucaarid ahaa ayuu dadka adeegsan jiray waxaan leeyahay wax kasta oo ka dhex dhaca siyaasinta shicibka hala dhowro halaga ilaaliyo hagardamada iyo xasiloonida rada waxaan u ducaynayaa odayaasha guurtida ee uu ugu waynyahay Xaaji Cabdiwaraabe oo marlba oo wax la kharibo lagu carraayo ilaahay ha idin xifdiyo.
Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada ee Xisbiga Ucid
Cabdilaahi Cumar Shaqale