|

Xoghayaha Guud ee WADDANI oo Dhalliilo Xooggan Ku Ganay Xukuumadda KULMIYE DAAWO

Hargaysa 17. March 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI, ayaa dhalliilo xooggan u soo jeediyey Xukuumadda Siilaanyo, waxaana uu tilmaamay in ay ku tumatay shuruucdii dalka isaga oo sida oo kale na tilmaamay in musuqmaasuq badani uu hadheeyey.

Comments are closed