|

Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Waddani oo Sheegay inay Xasaanadii Kala Noqdeen Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland & Asbaabo uu soo Bandhigay DAAWO

Hargeysa 15. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi Batuun oo Kulan Saxaafadeed Maanta Ku Qabtay Magaaladda Hargaysa ayaa Sheegay inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iiman.

 

Comments are closed