|

Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Bedka soo Dhigay Qodobadii Kulmiye Ku Hantay Quluubta Shacabkii u Oomanaa Isbedel & Xaalada Maanta DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):-Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Daa’ud Xuseen Jaamac (Foodcade) oo Maanta ka hadlayay Shirweynaha Heer qaran ee La Dagaalanka Tahriibka ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye ku Guul daraysay Wax ka qabashada Tahriibka oo ahaa Qodobadii ugu Muga weynaa ee ay ku galeen Tartankii Doorashada Madaxtooyada ee uu Maanta Ku Fadhiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Comments are closed