|

Xogahyihii hore ee arrimaha Dibedda ee UCID:Xukuumada Jabuuti waxa ay hanatay xisbiyadii,Xukuumadii iyo Ganacsatadii Somaliland oo ay siisay Passports(DHEGEYSO)

Minneapolis July 25,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Yusuf Budle ayaa wareysi uu siiyay bogan qurbejoog.com waxa uu uga waramay sida ay xukuumada Jabuuti khaasatan madaxweynaha dalkaas Ismaciil Cumar Geele ay u maamusho siyaasada Somaliland.

Md Budle ayaa sheegay in sadexda xisbi,xukuumadaba iyo Ganacsatada Somalinad ay qaateen Passaport-yo sadex sanadood ah oo uu siiyay madaxweyne Ismaciil Cumar Geele si uu u meel marsado siyaasadii guracan ee maamulka dhaqaalaha geeska Africa.

HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO WAREYSIGAN XASAASIGA AH

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/budle1.MP3″]

 

HALKAN KA DHEGEYSO WAREYSIGA YUSUF BUDLE OO KA WARAMAYA SIYAASADA MADAXWEYNAHA JABUUTI EE SOMALILAND KU WEJAHAN

Comments are closed