|

Xisbiyada Mucaaridka Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Xukuumadda AKHRI

Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Labada Xisbi Mucaarid ee UCID iyo WADANI ayaa dacwad ay kaga cabanayaan amaro ay shegeen inay Xukuumadda ka soo baxeen waxay u gudbiyeen Maxkamada Sare ee Somaliland, Gal dacwadeedkan oo aan lagu xusin Xilalka iyo masuuliyiinta ay Warqadu ka soo baxday, balse lagu soo koobay oo kaliya Magacyada labada Xisbi iyo Saxeexyo bilaa Magacyo ah.

ucidwadani

Dhinaca kale Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed ayaa Idaacada BBC-u xaqiijiyay inay dacwad xisbiyada mucaaridku soo gaadhsiiyeen islamarkaana ay darsayaan.

Comments are closed