“Xisbiyada Mucaaridka ah Waxaan leeyahay Doorasho aad Natiijadeeda Ogtihiin Waxba ha ku Deg Degina” Afhayeenka Madaxtooyada {DHAGAYSO}
Fadhi aan Caadi ahayn oo ay maanta Yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland Isla markaana uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Waxa uu Goluhu Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Diiwaangelinta Muwaadinka iyo Codbixiyaha.
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka waramay arrimihii kale ee Shirkaas lagagag wada hadlay Waxaa kale oo uu Carabka ku dhejiyay in Axsaabta Mucaaridka ahi aanay ku deg degin Sida uu Hadalka u Dhigay Doorasho ay Natiijadeeda og yihiin taas oo loo fasiran karo mid ay Xukuumadu ku Shubanayso.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII AFHAYEEN DHUXUL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Afhayeenka12a.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com