|

“Xisbigii UDUB Jeebkaan Ku ritay dib Miyaad u Maqasheen” Warancade+ “Xisbigaygii UDUB Waxaan u dhiibay nin aan hankiisu gaadhsiisnayn Madaxweyne oo aan wasiir dhaafsanayn” Rayaale Vs Warancadde DAAWO

Hargeysa 12.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay muddo-kordhinta dhawaan Golaha Guurtidu u sameeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee khilaafku ka dhashay iyo burburkii xisbigiisii UDUB ee saaxadda siyaasadda ka baxay.

Md. Daahir Rayaale Kaahin Waxa kaloo uu raali gelin ka bixiyey burburka xisbigiisii UDUB oo uu eedda masuuliyaddiisa dusha ka saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha ee hadda Cali Warancadde.

Comments are closed