“Xisbigayagii Waxa uu Ku Jiraa Fadlan Kor u hay” Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Duur DAAWO
Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa sheegay inuu Xaalad adag Maanta ku Sugan yahay Xisbigii uu Hore uga Tirsanaa ee Talada Somaliland Haya ee Kulmiye.
Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur Waxa uu Tilmaan ka Bixiyay Waxyaabaha ay ka doonayaan Xisbiga Waddani inuu ku Sifoobo .