|

“Xisbiga WADDANI Waxa uu Wax Ka Qabanayaa Duruufaha Ka Jira Dalka.” Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka WADDANI DAAWO

Dacar budhuq 09. August 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka WADDANI, ayaa waxa uu sheegay in Xisbiga WADDANI u taagan yahay wax ka qabashada baahiyaha kala duwan ee ka jira dalka.

Comments are closed