“Xeerka ay Xukuumadu wadato waa Mid ka Hor imanaya Shuruuda iyo Xoriyatul Qawlka dalka” Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Xeer lagu cabudhinayo Saxaafada {DHAGAYSO}
Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Cod dheer kaga digay talaabo ay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku cabudhinayso Saxaafada Xorta oo Taariikh ku leh dhismaha dalka iyo Taabo galinta Nidaamka Curdinka ah ee Somaliland ku talaabsatay .
Cabdi rashiid Riyo Raac oo ah Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in Dawlada Madaxweyne Siilaanyo uu hogaamiyo ay cayn wareejisay Karaamadii Saxaafada isla markaana sheegay inaanay aqbalayn Xeer kasta oo Saxaafada lagu cabudhinayo.
Guji halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Xoghayaha Qorshaynta Waddani
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CodkaQorshaynta29.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com