|

Xisbiga UCID oo Xukuumadda Ku Dhalliilay Sicir-bararka Ka Jira Dalka DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa xukuumadda ku dhalliilay sicir-bararka joogtada ah ee maalin walba ku soo noqnoqda shacabka Somaliland, waxaana ay tilmaameen in ay xakameyn kari weyday sicir bararka ka jira Somaliland.

Comments are closed