|

Xisbiga UCID Oo Walaac Xooggan Ka Muujiyey In La Kaadhadhka Cod Bixiyayaasha Doorashada La Iibsado DAAWO

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID, oo warfidiyeeanada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka digey in ay suurto gal tahay in la musuq maasuqo kaadhadhka cod bixiyayaasha Somaliland oo dhawaan qeybintiisu ka bilaabmi doonto labadii gobol ee ugu horreeyey.

Xisbiga UCID ayaan si cad shaaca uga qaadi cidda ay ka shakisan yihiin ee ay filayaan in ay iibsan karnaa kaadhadhka codbixiyeyaasha doorashada Somaliland.

Comments are closed