Xisbiga Ucid oo Soo Dhaweeyay Mudo Kordhintii Xukuumadda Loo Sameeyay Inkasta oo ay Saluugeen Mudo Kordhinta Wakiiladda DAAWO
Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Ucid ee Mucaaridka ah ayaa Sheegay inay Soo Dhawaynayaan Mudo Kordhintii ay Shalay Golaha Guurtidu u Sameeyeen Xukuumadda,Golaha Wakiiladda iyo Golaha Deegaanada ee Dalka.