|

Xisbiga Ucid oo Rajo Xumo ka Muujiyey Doorashada oo La Qabto Xili abaaro Xoogani Dalka Ka Taagan Yihiin DAAWO

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Ucid ayaa Rajo Xun ka Muujiyey in Doorashadu dhacdo Xili abaar adagi dalka ka Taagan Tahay,Arrintan ayaa ku soo beegmaysa Xili Maanta ay Kulan Wada Jir ah yeesheen Komiishanka iyo Hogaanka Xisbiyada qaranka.

Comments are closed