|

Xisbiga Ucid Oo ka Qaybglay Shir Caalamiya Isla Markaana Mataleya Somaliland

Mexico 1Jul14(SDN) Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyha Xisbiga Ucid  Eng:Faysal Cali waraabe  iyo Dr Mohamed Aar ayaa  waxay ka qayb galeen shir caalimiya oo ay ka soo qayb galeen 79Dal oo ka mida aduunka shirkan ayaa waxa lagaga  hadlayey iskaashiga ka dhexeya wadama kubahoobaySocialists  shirkan ayaa noqonaya mid sumcad wayn u soo jidaysa xisbiga Ucid iyo Somaliland iyada oo si rasmiya ay u fadhiyaa madaxda xisbiga iyaga oo u ku qoran yahay magaca Somaliland kuna fadhiya kursiga somaliland waana guul u soo hoyatay shacabka reer somaliland .shirkan ayaa waxa furay Madaxwaynaha wadanka Mexico shirkan ayaa la filayaa inay ka soo baxdo arimo muhiima,  gushan ayaa xisbiga Ucid u ku heli  donaa tageero caalamiya iyo sidii uu uga midho  dhalin lahaa aqoonisi caalami oo ay hesho somaliland.shirkan oo la filaayo in maanta la soo gabagabeeyo kala soco shabakada qurbejoog.com.

ucid media

Comments are closed