|

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Xukuumadda ugu Baaqay inay Ummadeeda u Tudho Waxna ka qabato Sicir Bararka DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbaday inay ummada ay Mas’uulka ka yihiin ka qabtaan Sicir bararka Xoogan ee dalka ka Taagan Xili ay dhanka Kalena Somaliland ka taagan Tahay Xaalad abaareed oo saamaynteeda leh.

Comments are closed