|

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Xukuumada ku eedeeyay inay Taageerayaashooda u diiday soo dhawaynta Gudoomiyahooda {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN) Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Axmed Muumin Seed ayaa daboolka ka qaaday in dawlada madaxweyne Siilaanyo ay awood u adeegsatay Taageerayaasha Xisbigooda ee u heelanaa inay soo dhaweeyaan Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C.raxmaan Cirro isla markaana sheegay in Ciidamada amaanku ay Taageerayaashooda ka dejiyeen una diideen gaadiidkii ay kaga qayb qaadanayeen soo dhawaynta Gudoomiyahooda.

HALKAN GUJI OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYE KU XIGEENKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Seed27.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed