|

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Shaaciyey in Hadii ay Xukunka ku Guulaystaan inay Tirtiri doonaan Xuska 18 May loona Guuri doono 26 June DAAWO

“Haddii Aan Isaaqa Ku Saro…Iidoorka Carruurta Dhulbahanta iyo Warsan-gali Xuskii 18 May Waa in la sameeyaa wax la wada leeyahay oo Dhulbahante, Warsan-gali iyo Samaroon inala leedahay.” Ooto Biixi
Hargaysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in hadii Xisbiga Waddani uu Hogaaminta qaranka ku guulaysto inay baa’bin doonaan Xuska Maalinta 18 May isla markaana ay u Guuri doonaan 26 June oo oo ah Maalintii ay Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Gumaystihii Ingiriiska si ay u noqoto ayuu yidhi Maalin la wada leeyahay.

Comments are closed