Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Ka Fal Celiyey Eedaymo uga Yimid Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid DAAWO
Hargaysa 17. June 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka Jawaab Celiyey Hadal uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ku Ganay Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo uu Ku Sheegay Masno lagu Dhibo dadka reer Somaliland.