|

Xisbiga Kulmiye oo Soo dhawayn u Sameeyay Beesha Gudoomiye Axmed Muumin Iyo Nuxurka Khudbado laga Jeediyey DAAWO

Boorama 16. December 2016 (SDN/QJ):- Beel-weynta Habar-carfaan oo ka mid ah beelaha Gobolka Awdal, ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmi ah ugu biireen xisbal-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, taas lagaga dhawaaqay madal ilyartu is qabatay oo lagu qabtay huteelka SAW ee magaalada Boorama.

Comments are closed