|

Xisbiga Kulmiye Oo Sida Fiinta Ugu Qeyliyey Mooshin Uu Sheegay In Maanta La Hor Keeni Doono Baarlamaanka Somaliya DAAWO

Hargaysa 14. March 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Xassan Gaafadhi ayaa waxaa uu sheegay in baarlamaanka Somaliya Maanta la keeni doono mooshin ka dhan ah saldhiga magaalada Berbera laga siiyey dawlada Imaraadka Carabta.

Sidoo kale waxaa uu afhayeenka Kulmiye uu sheegay in heshiiska Saldhiga Berbera uu heshiis meel mar yahay isla markaana aan waxba laa badeli doonin oo aan cidna loo joojin doonin

Comments are closed