|

Xisbiga Kulmiye oo Qaab Jees Jees ah uga Falceliyey Dacwada Xisbiga Ucid ka Gudbiyey Maayaradda Berbera iyo Gebilay DAAWO

Hargaysa 06. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Sheegay in aanu wax sii ridan ahayn dacwada uu Xisbiga Ucid ka Gudbiyey Maayaradda Gebilay iyo Berbera iyo Xubno kale oo Xildhibaano ah oo ka soo baxay Xisbiga Ucid Isla  markaana Shaaciyey inay Taageeradoodii iyo Cududoodiiba la galeen Xisbiga Kulmiye.

Comments are closed