|

Xisbiga Kulmiye oo Maanta Gobolada Somaliland ka Dhigay Wacdaro Siyaasadeed oo la Xidhiidha Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda & Dabaal dega Magaaladda Boorama DAAWO

Hargaysa 28. October 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Maanta Wareegiisii Sadexaad ee Ololaha Doorashadda Waxa uu ka Dhigay Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Kuwaas oo uu Ku Muujinayo Cudduda Taageero ee uu ka haysto Shacabka Somaliland.

Waxaa Taageerayaal Tiro badan oo buux dhaafiyey Fagaaraha Khayriyada ee Boorama Kala Qayb Galay Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Comments are closed