|

Xisbiga Kulmiye Iyo Bulshada Berbera oo kala dhaqaaqay Iyo Barnaamij Weji ku Macaash ah oo Fashilmay DAAWO.

MADHNAANHargaysa 14.April 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Jawi Fashilaad ah kala Kulmay Kadib Kulan uu rabay inuu Magaalada Berbera ku soo bandhigo Taageerayaal ka soo go’ay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid.

Fadeexadan oo dhacday Maalintii Shalay ayaa hadal haynteedu noqotay Mid dhagaha Shacabka Berbera ay u riyaaqeen,Waxaa si Weyn u Muuqday Kuraastii loogu talo galay Taageerayaasha oo Madhan.

 

Berbera SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed