“Xisbiga Kulmiye ayaa Qabyaallada Inoo Keenay Ilaa Halkii Lagu Soo Dhisay Dib Loogu Celiyana Innaga Dhammaan Mayso” Xoghaye Ku-xigeenka Xisbiga UCID Mustafe DAAWO
Washington 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ee UCID Mustafe Axmed Sheekh Cismaan ayaa shaaciyey in Xisbiga uu ka tirsan yahay ee UCID ay taageeraan, isla markaana ay garab taagan yihiin guud ahaan-ba Shacbiga reer Somaliland, gaar ahaanna Inta Aqoonta iyo aragtida dheer leh. Xisbgia UCID maaha sida Xisbiga KULMIYE ee Qabyaallada lagu sameeyey, waxaanan aaminsanahay inay dhawaan qabyaaladaasi soo af-jar mayso.
Haddaba, Waraysi la la yeeshay Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee UCID Mustafe Axmed Sheekh Cismaan Nuur oo muuqaal ah halkan kala soco isagoo dhammaystiran ee Daawasho Haboon: