|

xilkii laga casilay Wasiirkii hore iyo Boosta iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jamac Abgaal oo Mudo Mandhaa ayaa loo magacabay Mudane Bashiir Maxmuud Yusuf

London13July16(SDN/QJ)Wararka laga helayo Madaxtooyada Somaliland oo qurbejoog la soo xidhidhay ayaa waxa la filayaa in Mudane Bashiir Maxmuud Yusuf oo ah   Siyaasi oo Maal qabeen oo  ku dhaqan Uk o ah Asaasayashii cagaha u tagay Somaliland 1991 kana qayb qatay Nabadayntii iyo Gurmadkii Somaliland xiliyadii u adkayd .Mudane Bashiir oo  aqoon u leh xalinta khilaafadka Beelaha kana qayb galay Shirarkii Sheekh iyo Burco ,Ahnaa xubnihii u firfirconaa shirwaynihii Borame loogu Dhidbay Somaliland ahnaa Xubnahii Maalkooda Iyo Naftooda u Huray  Sidii Umada Somaliland wax u noqon Lahayd.

BASHIR

 

Comments are closed