|

Xiliga ay Dhaceyso Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Somalia oo la shaaciyay (Akhriso Jadwalka)

Muqdisho 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay xiliga rasmiga ah ee la qabanayo Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

 

Qoraal ay soo saareen Guddiga ayaa lagu shaaciyay in Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya la qabanayo 11-ka bishan Janaayo, halka Gudoomiye kuxigeenada iyana la dooran doono 12-ka Janaayo.

 

Comments are closed