|

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Xukuumadda ka dalbaday inay Hakiso Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha,Codsina u diray Labada Gole Baarlamaan DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay Joojiso Xiligan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo dhawaan la filayo inay ka bilaabanto Gobolka Awdal oo noqonaya kii labaad ee hawl galkan laga hirgaliyo.
Xildhibaanadan ayaa ku dooday in Deegaamo badan oo dalka ah ay ka jirto Xaalad abaareed oo saamayn ku yeelatay Nolosha dadka iyo duunyada.

Comments are closed