|

Magaalada Burco oo Markii Kowaad Yeelatay Laba Maayar Iyo Xildhibaano Fariin adag u diray Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Burco 22.May 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Magaalada Burco ayaa Shaaca ka qaaday inay Xilkii ka qaadeen Maayarkii Magaalada Burco Maxamud Muraad oo ay ku eedeeyeen inuu kala qaybiyey Golihii deegaanka isla markaana uu gabay kaalintiisii Shaqo ee Hogaaminta Golaha Deegaanka Burco.

Comments are closed