Xildhibaano ka Tirsan Golaha Baarlamanka Somaliland oo Bulshada Gobolka Maroodijeex u soo Jeediyay inay Isdiiwaangeliyaan DAAWO
Hargaysa 27.April 2016 (SDN/QJ):- Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka jsl ayaa maanta ka hadlay faa’iidada ay bulshada u leedahay qaadashada kaadhka codbixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland oo la filayo in Sabtida soo Socota uu ka Bilaabanto Gobolka Maroodi-jeex.