Xildhibaano ka soo Wada Jeeda Mid ka Mid ah Beelaha Caasimadda oo Digniino u Diray Xisbiga Waddani!! DAAWO
Hargeysa 27. September 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha deegaanka Caasimadda hargaysa oo kulan warbaahineed qabtay ayaa u soo jeediyey Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani inuu ka dhawrsoonaado hadalada cunfiga ah ee bulshada kala faquuqaya, Halka ay sidoo kale Digniino hawada u mariyeen Madaxda sare ee xisbiga waddani.