|

Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo Canbaareeyay Falkii Gebilay ka Dhacay Sheegayna inaanu Madaxweynuhu waxba ka Ogayn DAAWO

Hargaysa 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa wax aan loo dulqaadan Karin ku tilmaamay falkii ay Ciiidamada RRU ka Gaysteen Magaalada Gebilay,Kaas oo Sababay Khasaare dhaawac u badan oo loo Gaystay Dhallinyaro ka Mudaharaadaysay Dilkii laba Sarkaal oo Ka Tirsan Ciidanka qaranka loogu gaystay Degmada Qorilugud.

Mudanayaashan waxay ku doodeen inay nasiib daro tahay in Madaxweynuhu aanu hal eray ka odhan Labada Sarkaal ee lagu dilay Qorilugud.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed