|

Xildhibaanada Gobalka Saaxil Oo Taageero Mug Leh U Muujiyey Mudaharaadkii Berbera , Una Hanjabey Shirkada La Wareegtay Dekada DPW DAAWO

Hargaysa 14. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanada ka soo jeeda gobalka Saaxil ee ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa waxaa ay taagero laxaad leh u muujiyeen mudaharaaadkii ay sameeyen shaqaalaha dekada Berbera.

“Arintii iyo mudahaarkii ka dhacay Berbera anaga oo ah odayaasha gobalka isla markaana shir ka yeelan waanu taageersan nahay , waana aanu canbaareeneynaa falka lagula kacay ” ayuu yidhi xildhibaanku

Xildhibaan Dable oo warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sidoo kale hadalo hanjabaad u muuqda uu warbaahinta u mariyey shirkada ay dhawaan xukuumadu ku wareejisay maamulka dekadaasi

” Ninka Hindiga ah iyo ninka Masriga ahi labaduba edeb iyo akhlaaq ha ku joogaan wadanka ” ayuu yidhi Xildhibaan Dable

Comments are closed