|

Xildhibaan Xasan Shahar oo Sas ka qaaday Kormeerkii Gudoomiyaha Xisbiga Waddani & Wefti uu Hogaaminayaa ay Ku Tegeen Degmadda Allay Baday ee uu Dhalasho ahaan ka soo Jeedo DAAWO

Allay Baday 02. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Shahar oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargaysa ayaa Gaadhay Degmada Allay baday oo ah deegaanka uu ka soo Jeedo kadib markii uuu Sas ka qaaday Kormeer Gudoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Wefti uu hogaaminayaa ku tageen degmadaasi oo ay ku qaabileen taageerayaal Cusub oo ka soo digo rogtay sida ay sheegeen Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.

Comments are closed