|

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida ugu baaqay inuu deg deg u soo daayo Weriye Mukhtaar Nuux DAAWO

Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ah Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiiladda ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somalida Itoobiy Cabdi Maxamud Cumar inuu sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadiisii ugu soo celiyo Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Gobolka Gebilay uga soo warami jiray Telefishanka HCTV kaas oo la sheegay inuu hada ku xidhan yahay Magaalada Jig Jiga .

Comments are closed