Xildhibaan Siciid Cilmi roobe oo Cadeeyay inay Shirkii Golaha Dhexe Qabanayaan 31 May {DHAGAYSO}
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye,ayaa maanta ku dhawaaqay in ay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ay qaban Doonaan 31 May.
waxaana uu dhinaca kale u soo jeediyay Gabarka ay is-hayaan inay dib ugu soo laabtaan Sharciyadda Xisbiga,isaga oo tilmaamay in Xog-hayaha Xisbigu aanu Xaq u lahayn inuu Iclaamiyo Shirka Golaha Dhexe oo uu Awooda uu sharciga Xisbigu Siinayo Gudoomiyaha Xisbaiga.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/InaCilmirooble27.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com