Xildhibaan REYTE Oo Iska Casilay Xisbiga WADDANI,Waa Maxay Sababta Ku Keliftay? DAAWO
Hargaysa 14. May 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Reyte) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa iska casilay Xubin-nimadii Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.
Shir-jaraa’id oo uu Maantaku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa ku shaaciyey inuu iska Casilay WADDANI oo uu muddo Sannado ah ka mid ahaa.