|

Xildhibaan Qabile oo Si Qaawan ula Hadlay Gudoomiye Faysal,Muuse Biixi,Maxamed Kaahin,Maxkamada Sare iyo Gudida Diiwaangelinta DAAWO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland Isla markaana ahaa Mudanaha Keliya ee Xisbiga Ucid kaga Jira Golaha Wakiilada ayaa Luuqad adag Kula hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Mar 3aad loo Caleemo saaray Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas,Waxaa kale oo Xildhibaan Qabile eedaymo kala duwan u soo Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Ku Xigeenkiisa 1aad,Maxkamada Sare iyo Gudida Diiwaangelinta iyo ansixinta Axsaabta qaranka oo uu Siyaabo kala duwan ula Xidhiidhiyey Khilaafkii ka dhex taagnaa Xisbiga Ucid. https://www.youtube.com/watch?v=97v2HfoRpEs

Comments are closed