|

Xildhibaan Nac-Nac Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Weriye Cali Xaraare Kana Jawaabay Liiska Guul-wadayaasha S.land ee uu Kaalmaha Hore ka Galay DAAWO

Hargaysa 05, October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Nac oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee Sida Weyn u Taabacsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa Dareen Cadho leh kaga Jawaabay Barnaamijka Kaftanka Siyaasada ee Ka Baxa Kalsan Tv ee uu soo Saaro Weriye Cali Xaraare Kadib Markii uu Xildhibaan Nacnac ku soo daray Tobanka Mas’uul ee Somaliland ugu Guul wadaynta Badan.

Comments are closed