Xildhibaan Nac Nac oo Ka Muraaradilaacay Dhibaato loo Gaystay Jidka Laamiga ah ee Balli Gubadle DAAWO
Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “NacNac’’ oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Isla markaana ah Gudoomiyaha Gudida Dhismaha Wadada Xidhiidhisa Magaalooyinka Hargaysa iyo Balli Gubadle ayaa Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Shakhsiyaad Burbur u gaystay Jidkaasi laguna xukumay Xadhig dhan Hal Sanno iyo Ganaax Lacageed Waxa uu Xildhibaanku ku dooday inaanu Xukunkaasi Gaadhsiisnayn Heerka Waxyeelo ee Waddadaasi ay u gaysteen Kuwa la Xukumay.