Xildhibaan Maxamud Dheeg oo Ka Warbixiyey Waxyaabo La Yaab Leh oo uu London ku Soo arkay,Sidee Loo Arkaa Baasaboorada Somaliland Iyo Somalia !!! DAAWO
Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamuud Maxamed yaasiin dheeg oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyey safar dalka dibadiisa uu ugu maqnaa Gaar ahaan Dalka Ingiriiska.
“Waxan yurub ku soo Arkay Passporada Somaliland iyo Somalia oo kala Qiiimo Sareeya Xaga Tixgalinta oo ka Somaliland ayaa la tix galiyaa,C.Kariin Jiir ayaan Ku Idhi Waar Saw Ma aragtid Haa ayuu Yidhi”