Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Saldhiga Mileteri ee ay Siisay Imaaraadka & Fashil Ku Yimid Heshiiskii DPW ee Berbera DAAWO
Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland iyo Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa Dhaliilo adag ugu soo Jeediyey Xukuumadda Somaliland Heshiiska Saldhiga Mileteri ee ay ka siisay Magaalada Berbera.