|

Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo Markii Kowaad ka Hadlay Damac inuu Kaga Jiro Qabashada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ugu Jira Xisbul Xaakimka Kulmiye ayaa Markii u Horaysay Wuxuu Warbaahinta u Sheegay inuu damac kaga jiro qabashada gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

Comments are closed