|

Xildhibaan Ka Tirsan Ka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Eedeymo Uga Yimi Golaha Guurtida DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Tirsan golaha Gurtida Somaliland ayaa waxa uu sheegay in qaar ka mid ah xeerarka la hor keeno golaha ee la ansixiyo qaarkood aan la hor keenin golaha guurtida halka qaarna golaha wakiilada laftooda ay dhaafiyaan shirgudoonka goluhu.

Geesta kale xildhibaan ka tirsan golaha wakiialada Somaliland ayaa sida fiinta uga qayliyey hadal kaasi ka so yeedhey mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland.

Xildhibaankan ayaa ka gubtey hadallo eedeymo uu xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland uu u jeediyey mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland.

Comments are closed