Xildhibaan Ka Tirsan Guurtida oo Afka Furtey+ Eedahii ugu Cuslaana u Soo Jeediyey Wasiiradda Maaliyadda iyo Madaxtooyada Somaliland DAAWO
Hargaysa 02. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa eedahii ugu adkaa ugu adkaa ku ganay wasiiradda wasaaradda Maaliyadda iyo weli ba wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland oo uu sheegay in ay ka mas’uul yihiin xaaladda sicir-bararka ee dalka ka taagan.